Posts

Showing posts with the label Fitness

JARIDA DUFANKA KU SAMEESMA KALIYAHA

Image
  Jarida baruurta kilyaha fuusha Hordhac Dufunta fuusha kaliyaha o loo yaqaano Lovehandles ayaa ah mida ugu adag e walaca ay ka mujiyaan dadka ku jira safar miisaan dhimis. Maqaalkan, waxaynu ku baari doonaa sababaha keena Dufunta kaliyaha gasha, saamaynta caafimaad ee ay yeelan karaan, iyo tan ugu muhiimsano ah , xeelado wax ku ool ah oo lagu jaro dufunta laguna saxayo qaab dhismeedka. Love handles waxaa loola jeedaa baruurta xad-dhaafka ah ee ku ururta dhexda iyo miskaha, ku was o sameeya barar la dareemi karo. Iyadoo hidde-sideyaashu ay door ka ciyaaraan go'aaminta halka jidhkaagu ku kaydiyo dufanka, sidkle qaab nololeedka sida cuntada iyo jimicsiga ayaa sidoo kale si weyn uga qaybqaata jaritaanka ama in ay kugu bataan   Dufanta kaliyaha. Isku-ururinta dufanka ee aaggan waxaa loo aaneyn karaa arrimo kala duwan, oo ay ku jiraan cunto aan caafimaad qabin, qaab nololeed fadhiid ah, isbeddel hormoon ah, iyo gabowga. Saamaynta Caafimaadka: Marka laga reebo saameyntood...